Baxniintii 33:19 KQA

19 Isna wuxuu ku yidhi, Wanaaggayga oo dhan ayaan hortaada soo marin, oo magaca Rabbiga ayaan hortaada ku naadin, oo waan u roonaan kii aan doonayo inaan u roonaado, waanan u naxariisan kii aan doonayo inaan u naxariisto.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 33

arki Baxniintii 33:19 macnaha guud