Baxniintii 34:1 KQA

1 Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Waxaad soo qortaa laba loox oo dhagax ah oo kuwii hore u eg, oo waxaan looxyada ku qori doonaa erayadii ku qornaa looxyadii hore, oo aad jebisay.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 34

arki Baxniintii 34:1 macnaha guud