Baxniintii 34:16 KQA

16 oo waaba intaasoo aad gabdhahooda u guurisaa wiilashaada, oo ay gabdhahooduna ilaahyadooda raacaan sida dhillooyin oo kale, oo ay wiilashaadana u jiitaan inay raacaan ilaahyadooda.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 34

arki Baxniintii 34:16 macnaha guud