Baxniintii 34:20 KQA

20 Oo dameerka curadka ah waa inaad wan yar ku furataa, oo haddaanad furanin, de waa inaad qoorta ka jebisaa. Oo dadkaaga curadyadiisa oo dhan waa inaad furataa. Oo hortayda midna yuusan iman isagoo faro madhan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 34

arki Baxniintii 34:20 macnaha guud