Baxniintii 34:24 KQA

24 Waayo, anigu quruumaan hortiinna ka eryi doonaa, oo soohdimihiinnana waan ballaadhin doonaa; oo ninnaba dalkiinna ma damci doono markii aad sannaddiiba saddex goor u baxdaan inaad Rabbiga Ilaahiinna ah ka hor tagtaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 34

arki Baxniintii 34:24 macnaha guud