Baxniintii 34:28 KQA

28 Oo halkaasuu Rabbiga la joogay afartan habeen iyo afartan maalmood, waxbana ma uu cunin, biyona ma uu cabbin. Oo looxyadiina wuxuu ku qoray erayadii axdiga, kuwaas oo ah tobanka qaynuun.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 34

arki Baxniintii 34:28 macnaha guud