Baxniintii 34:4 KQA

4 Markaasuu qoray laba loox oo dhagax ah oo kuwii hore u eg; kolkaasuu Muuse aroor hore kacay, oo Buur Siinay fuulay sidii Rabbigu ku amray, oo gacantana wuxuu ku qaaday laba loox oo dhagax ah.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 34

arki Baxniintii 34:4 macnaha guud