Baxniintii 35:2 KQA

2 Lix maalmood waa in la shaqeeyaa, laakiinse maalinta toddobaad waa inay maalin quduus ah idiin ahaataa oo waa sabti nasasho oo Rabbiga loo nasto, oo ku alla kii maalintaas shuqul qabta waa in nafta laga qaadaa.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 35

arki Baxniintii 35:2 macnaha guud