Baxniintii 35:29 KQA

29 Oo reer binu Israa'iil waxay Rabbiga u bixiyeen qurbaan ay raalli ka yihiin; oo waxay ahaayeen dad rag iyo dumarba leh oo qalbigoodu raalli ka ahaa inay u keenaan shuqulka Rabbigu Muuse ku amray in la sameeyo oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 35

arki Baxniintii 35:29 macnaha guud