Baxniintii 36:24 KQA

24 Oo wuxuu sameeyey afartan saldhig oo lacag ah oo ka hooseeya labaatan loox, oo laba saldhigba waxay ka hooseeyeen loox, oo waxay saldhig u ahaayeen labadiisii caaro, oo laba kale oo saldhigna waxay saldhig u ahaayeen loox kale labadiisii caaro.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 36

arki Baxniintii 36:24 macnaha guud