Baxniintii 36:3 KQA

3 Markaasay Muuse ka guddoomeen wixii la bixiyey oo dhan, oo ay reer binu Israa'iil u keeneen shuqulka adeegidda meesha quduuska ah, inay ka sameeyaan. Oo haddana waxay weliba subax walba u keeni jireen waxay raalli ka yihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 36

arki Baxniintii 36:3 macnaha guud