Baxniintii 36:6 KQA

6 Markaasaa Muuse amar bixiyey, oo waxaa xeradii oo dhan laga naadiyey inaan nin iyo naag toona wax dambe u bixin shuqulka meesha quduuska ah. Sidaas daraaddeed baa dadkii looga joojiyey si aanay wax kale u keenin.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 36

arki Baxniintii 36:6 macnaha guud