Baxniintii 37:9 KQA

9 Oo keruubiimtuna meel sare ayay baalashooda ka soo kala bixiyeen, oo daboolkay baalashooda ku qariyeen, wejiyadooduna way iska soo hor jeedeen; oo keruubiimta wejiyadoodu waxay ku soo jeedeen daboolka.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 37

arki Baxniintii 37:9 macnaha guud