Baxniintii 38:15 KQA

15 oo dhinaca kalena sidaas oo kalay ahaayeen, oo barxadda iriddeeda xaggan iyo xaggaasba waxaa ka lushay daahyo dhererkoodu yahay shan iyo toban dhudhun, tiirarkooduna waxay ahaayeen saddex, saldhigyadooduna saddex.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 38

arki Baxniintii 38:15 macnaha guud