Baxniintii 38:21 KQA

21 Waa tan tiradii alaabtii taambuugga, kaas oo ah taambuuggii maragga, markii la tiriyey sidii Muuse ku amray adeegidda reer Laawi, oo uu tilmaamay Iitaamaar kii wadaadkii Haaruun ahaa dhalay.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 38

arki Baxniintii 38:21 macnaha guud