Baxniintii 38:27 KQA

27 Oo saldhigyada meesha quduuska ah iyo saldhigyada ilxidhku waxay ka samaysmeen boqolkii talanti oo lacagta ahaa, boqol saldhig baa laga sameeyey boqolkii talanti, saldhigba talanti baa laga sameeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 38

arki Baxniintii 38:27 macnaha guud