Baxniintii 39:32 KQA

32 Oo sidaasay hawshii taambuugga teendhadii shirka oo dhammu ku dhammaatay; oo reer binu Israa'iil way wada sameeyeen wixii Rabbigu Muuse ku amray oo dhan, sidii bayna u sameeyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 39

arki Baxniintii 39:32 macnaha guud