Baxniintii 4:6 KQA

6 Oo Rabbigu wuxuu kaloo ku sii yidhi isagii, Bal gacanta laabta saar, markaasuu gacanta laabta saaray, oo markii uu ka qaaday, bal eeg, gacantii baras bay yeelatay oo waxay u caddaatay sida baraf cad.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 4

arki Baxniintii 4:6 macnaha guud