Baxniintii 40:15 KQA

15 oo waa inaad iyana u subagtaa sidii aad aabbahood ugu subagtay oo kale, inay iiga adeegaan hawsha wadaadnimada, oo subkiddoodu waxay iyaga u noqon doontaa wadaadnimo iyaga u jiraysa weligood iyo tan iyo ka ab ka ab.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 40

arki Baxniintii 40:15 macnaha guud