Baxniintii 5:10 KQA

10 Markaasay kuwii hawsha dadka ku cadaadin jiray iyo saraakiishoodiiba dibadda u bexeen, oo waxay la hadleen dadkii, oo ku yidhaahdeen, Waxaa Fircoon idin leeyahay, Caws idin siin maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 5

arki Baxniintii 5:10 macnaha guud