Baxniintii 5:19 KQA

19 Oo saraakiishii reer binu Israa'iil waxay arkeen in xaalkoodii xun yahay, markii lagu yidhi, Waa inaydnaan waxba dhimin lebenkii aad maalin walba samayn jirteen.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 5

arki Baxniintii 5:19 macnaha guud