Baxniintii 6:16 KQA

16 Kuwanuna waa reer Laawi magacyadoodii, iyo sidii farcankoodii kala ahaayeen; Gershoon, iyo Qohaad, iyo Meraarii. Oo Laawi cimrigiisii wuxuu ahaa boqol iyo toddoba iyo soddon sannadood.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 6

arki Baxniintii 6:16 macnaha guud