Baxniintii 6:27 KQA

27 Kuwanuna waa kuwii la hadlay boqorkii Masar oo Fircoon ahaa, inuu dalka Masar ka bixiyo reer binu Israa'iil. Iyagu waa Muusahaas iyo Haaruunkaas.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 6

arki Baxniintii 6:27 macnaha guud