Baxniintii 7:15 KQA

15 Bal subaxda Fircoon u tag, waayo, aroorta wuxuu tagaa biyaha. Haddaba waxaad istaagtaa webiga qarkiisa inaad la kulantid isaga; oo gacanta waxaad ku qaadataa ushii abeesada noqotay.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 7

arki Baxniintii 7:15 macnaha guud