Baxniintii 7:2 KQA

2 Adigu waa inaad ku hadasho waxa aan kugu amrayo oo dhan; walaalkaa Haaruunna waa inuu Fircoon la hadlo si uu reer binu Israa'iil u sii daayo si ay dalkiisa uga baxaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 7

arki Baxniintii 7:2 macnaha guud