1 Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Fircoon u tag, oo waxaad ku tidhaahdaa, Waxaa Rabbigu leeyahay, Dadkayga sii daa ha tageene inay ii adeegaan.
akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 8
arki Baxniintii 8:1 macnaha guud