Baxniintii 8:16 KQA

16 Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Waxaad Haaruun ku tidhaahdaa, Ushaada fidi oo ciidda dhulka ku dhufo si uu dalka Masar oo dhammu injir miidhan u noqdo.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 8

arki Baxniintii 8:16 macnaha guud