Baxniintii 8:24 KQA

24 Rabbiguna sidii buu yeelay, oo duqsiyo badan oo baas ayaa yimid gurigii Fircoon, iyo guryihii addoommadiisa, oo dalkii Masar oo dhanna duqsiyadii badnaa aawadood ayuu u kharribmay.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 8

arki Baxniintii 8:24 macnaha guud