Baxniintii 8:31 KQA

31 Rabbiguna sidii Muuse yidhi ayuu yeelay; duqsiyadii badnaana wuu ka kexeeyey Fircoon, iyo addoommadiisii, iyo dadkiisiiba. Mid qudh ahna kama hadhin.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 8

arki Baxniintii 8:31 macnaha guud