Baxniintii 8:8 KQA

8 Markaasaa Fircoon wuxuu u yeedhay Muuse iyo Haaruun, oo wuxuu ku yidhi, Rabbiga noo barya inuu rahyada naga qaado aniga iyo dadkaygaba; oo markaasaan dadka sii dayn doonaa inay tagaan oo ay Rabbiga allabari u bixiyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 8

arki Baxniintii 8:8 macnaha guud