Baxniintii 9:13 KQA

13 Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Aroor hore kac, oo Fircoon hortiisa istaag, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbiga Ilaaha Cibraaniyada ah wuxuu leeyahay, Dadkayga sii daa ha tageene, inay ii adeegaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 9

arki Baxniintii 9:13 macnaha guud