Baxniintii 9:23 KQA

23 Markaasaa Muuse ushiisii u fidiyey xagga samada, oo Rabbigu wuxuu soo diray onkod iyo roobdhagaxyaale, waxaana dhulka ku soo degay dab; oo Rabbigu wuxuu dalkii Masar ku soo daayay roobdhagaxyaale.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 9

arki Baxniintii 9:23 macnaha guud