Baxniintii 9:3 KQA

3 bal ogow, gacanta Rabbigu waxay ku dhici doontaa xoolahaaga berrinka jooga, ha ahaadeen fardaha, dameeraha, geela, lo'da, iyo adhigaba; waxaana dhici doona cudur baas.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 9

arki Baxniintii 9:3 macnaha guud