Baxniintii 9:33 KQA

33 Oo Muusena magaaladii buu ka baxay, wuuna ka tegey Fircoon, oo gacmihiisii buu u kala bixiyey Rabbiga. Markaasaa onkodkii iyo roobkii dhagaxyada lahaaba joogsadeen, roobkiina dhulka kuma shubmin.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 9

arki Baxniintii 9:33 macnaha guud