Baxniintii 9:8 KQA

8 Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse iyo Haaruun ku yidhi, Waxaad qaadataan cantoobooyin dambaska foornada ah, oo Muuse samada ha u saydho Fircoon hortiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 9

arki Baxniintii 9:8 macnaha guud