Bilowgii 1:14 KQA

14 Ilaahna wuxuu yidhi, Iftiimmo ha ahaadeen meesha bannaan oo samada dhex ah si ay u kala soocaan maalinta iyo habeenka; oo ha u ahaadeen calaamooyin, iyo xilliyo, iyo maalmo iyo sannado;

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 1

arki Bilowgii 1:14 macnaha guud