Bilowgii 10:19 KQA

19 Oo soohdintii reer Kancaan waxay ka bilaabmaysay Siidoon, markii loo kaco xagga Geraar, ilaa Gaasa, oo markii loo kaco xagga Sodom iyo Gomora iyo Admah iyo Seboyim, ilaa Laashac.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 10

arki Bilowgii 10:19 macnaha guud