Bilowgii 12:10 KQA

10 Kolkaasaa dhulkii abaari ka dhacday: markaasuu Aabraam Masar tegey; inuu halkaas qariib ku ahaado, waayo, abaartii aad bay dhulkii ugu xumayd.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 12

arki Bilowgii 12:10 macnaha guud