Bilowgii 12:16 KQA

16 Isaguna Aabraam si wanaagsan buu u qabtay iyada aawadeed: wuxuuna lahaa ido, iyo dibiyo, iyo dameerro lab, iyo niman addoommo ah, iyo naago addoommo ah, iyo dameerro dhaddig iyo geel.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 12

arki Bilowgii 12:16 macnaha guud