Bilowgii 13:16 KQA

16 Farcankaagana waxaan ka dhigi doonaa sida ciidda dhulka; haddii nin ciidda dhulka tirin karo, farcankaagana waa la tirin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 13

arki Bilowgii 13:16 macnaha guud