Bilowgii 14:15 KQA

15 Oo habeennimo ayuu raggiisii u kala qaybiyey, isaga iyo addoommadiisiiba, oo waxay laayeen colkii, oo ay raacdaysteen ilaa Xoobah, oo Dimishaq xagga bidixda ka ah.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 14

arki Bilowgii 14:15 macnaha guud