Bilowgii 16:12 KQA

12 Oo dadka dhexdiisa wuxuu ku noqon doonaa sida dameer banjoog ah; gacantiisu nin walba gees bay ka noqon doontaa, oo nin walba gacantiisuna gees bay ka noqon doontaa isaga; wuxuuna degganaan doonaa walaalihiis oo dhan hortooda.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 16

arki Bilowgii 16:12 macnaha guud