Bilowgii 16:2 KQA

2 Oo Saaray waxay Aabraam ku tidhi, Bal eeg imminka, Rabbigu waa ii diiday inaan dhalo; haddaba waxaan kaa baryayaa inaad midiidintayda u tagto, mindhaa iyadaan carruur ka heli doonaaye, Aabraamna codkii Saaray buu maqlay.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 16

arki Bilowgii 16:2 macnaha guud