Bilowgii 19:12 KQA

12 Oo nimankii waxay Luud ku yidhaahdeen, Intan mooyaane wax kale ma ku leedahay meeshan? Wiil aad soddog u tahay iyo wiilashaada iyo gabdhahaaga, iyo ku alla kaad magaalada ku leedahay kala soo bax meeshan;

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 19

arki Bilowgii 19:12 macnaha guud