Bilowgii 19:30 KQA

30 Luudna Socar wuu ka baxay, oo buurtuu degay, isaga iyo labadiisii gabdhood ee la joogayba; waayo, wuu ka cabsaday inuu Socar degganaado, wuxuuna degay bohol dhexdeed, isaga iyo labadiisii gabdhood.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 19

arki Bilowgii 19:30 macnaha guud