Bilowgii 19:37 KQA

37 Oo tii curaddii ahayd waxay dhashay wiil, oo waxay magiciisii u bixisay Moo'aab, isna waa reer Moo'aabka maanta joogo aabbahood.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 19

arki Bilowgii 19:37 macnaha guud