Bilowgii 20:3 KQA

3 Laakiinse Ilaah baa Abimeleg habeenkii riyo ugu yimid, oo wuxuu ku yidhi, Bal eeg, waxaad tahay meyd uun, waana naagtii aad qaadatay aawadeed, maxaa yeelay, iyadu waa nin naagtiis.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 20

arki Bilowgii 20:3 macnaha guud