Bilowgii 20:7 KQA

7 Haddaba ninka naagtiisa u celi, waayo, isagu waa nebi, wuuna kuu ducayn doonaa, waanad noolaan doontaa. Haddaadan iyada celinna, ogow hubaal waad dhiman doontaa, adiga iyo waxaaga oo dhammuba.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 20

arki Bilowgii 20:7 macnaha guud