Bilowgii 21:14 KQA

14 Ibraahimna aroortii horuu kacay, wuxuuna qaaday cunto iyo sibraar biyo ah, oo Haagaar buu siiyey intuu garbaha u saaray, wiilkiina wuu siiyey, markaasuu eryay: wayna iska tagtay, oo ku wareegtay cidladii Bi'ir Shebac.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 21

arki Bilowgii 21:14 macnaha guud