Bilowgii 21:19 KQA

19 Markaasaa Ilaah indhaheedii furay, oo waxay aragtay ceel biyo ah; kolkaasay tagtay, oo sibraarkii biyo ka soo buuxisay, oo wiilkii waraabisay.

akhri dhamaystiran cutubka Bilowgii 21

arki Bilowgii 21:19 macnaha guud